Qarax Khasaare Geeystay Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

wararka naga soo gaaraya degmada hodan ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw qarax xoogan uu ka dhacay wadada madaxtooyadii hore ee cabdiqaasim

wararka ayaa sheegaya in qaraxaan uu ahaa qarax miino oo la dhigay wadada dhinaceeda oo eegtay ciidamo ka tirsan dowladda

wali lama xaqiijin qasaaraha ka dhashay qaraxaani balse waxa la sheegay in qasaare kala duwan oo iskugu jira dhmasho iyo dhaawac uu ka dhshay qaraxa.

wararka qaar ayaa sheegaya in qarax uu ku geeriyooday askari ka tirsanaa ciidanka dowladda sidookale ay ku dhawacmeen dad shacab ah

dhawaan ayay aheyd markii wadadaan qarax lagu eegtay kolonyo uu la socday taliyaha ciidank asluub mahad cabdiraxmaan aadan

 

wixii kusoo kordhaha halkaan kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here