wasaarada arimaha dibbada xukuumada faderaalka soomaaliya oo soo saartay warqad qoraal ah oo ku qoranka afka ingiriisiga ayaa waxa sheegtay in dhamaan maamul goboleedyada dalka ay aqbaleen casuumaadii shirka muqdisho marka laga reebo labada madaxweyne ee jubbaland iyo puntland Axmad madoobe iyo Saciid dani
qorlkaal ayaa waxa lagu xusey in dowladdu ay si aad ah usoo dahweynayso baaqyada beesha caalamka ee ah in laga gaaro khilaafka arimaha doorashooyinka islamrkaasna la gaaro heshiisyo ku saabsan xaalada siyaasadeed dalka.
madaxweynayaasha mamaulada Hirshabeele Galmudug Iyo Koonfur galbeed ayaa ku sugan gudaha magaalada caasimada muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka wada tashiga madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada balse madaxweynayaahsa puntalnd iyo jubbaland ayaa wali imaan muqdisho,si loo dhameystiro heshiisyadii siyaasadeed ee madaxdu gaareen 17 september 2020.
iyadoona ay jiraan baaqyo kala duwan oo ay soo dirayaan saaxiibada beesha caalamka ee soomaaliya kuwaasi oo ku baaqaya in laga heshiiyo arimaha lagu muransanyahay si dalka ay uga dhacdo doorasho wada ogol ah
sidookale dowladda soomaaliya ayaa waxa ay carabka ku adkeysay in ay jiraan dowlado shisheeye oo faragalin ku haya arimaha doorashooyinka dalka islamrkaasna ay kasocon la,adahay doorashudu .



