Golaha midowga mushraxiinta oo warbaahinta u qabtay shir jara’id ayaa waxa ay ku dhaawaaqeen in markale ay dhigayaan bananbax nabadeed
madaxweynihii hore ee dalka ahna gudoomiyaha midowga sharaxiinta ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in bananbaxii nabadeed laga hor istaagay mid ka balaaran ay qabanayaan.
midowga mushariinta ayaana si kulul uga hadlay shaqaaqooyinkii shalay lagu la kacay musgaraxiinta qaar uu u taagan qabashada xilka madaxweynaha
sidookale musharaxiinta waxaa ay sheegeen in dad diidan banan bax aysan doorasho ogoleyn
golaha musharaxiinta ayaa waxa ay wada qireen in aysii wadi doonan banan baxyada islamrkaasna ay dareen xoogan ka qabaan madaxweyne farmaajo
waxaana ay intaasi ku dareen in ay ka xunyihiin in ciidankii dalka loo adeegsado dad kii wax kasoo dhisay
hadalka golaha midowga mushraxiinta ayaa waxa uu imaanya xili shalay la xabadeeyay qaar ka mid midowga musharaxiinta oo mudaharaad hogaaminaya.

