Jubbaland Oo Dhaleecaysay Dagaalkii Iyo Rabshadiihii Ka Dhacay Muqdisho

0

maamulka jubbaland ayaa waxa uu dhaliilay falkii lagu xabadeeyay musharxiinta madaxweynaha iyo dagaalkii ka dhacay habeen ka hor muqdisho

Dowlad goboleedka  Jubaland waxay nasiib daro u aragtaa in Dowlada Federaalka ah ee wakhtigeedu dhamaaday, iyadoo awoodi kartay in ay ka shaqayso sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa kala duwanaanshaha afkaaraha, inay qaaday tallaabooyin gurracan oo ay ciidankii dalka u isticmaashay si ka baxsan sharciga, si lamid ah siday ka samaysay Gobolka Gedo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here