Akhriso :- Madaxweynaha Hirshabeele Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Mudane Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere )

Halkaan Hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here