sheekh nuur baaruud gurxan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xalay u ku geeryooday gudamaha magaalada caasimada ah muqdisho.
waxaana waadadkaan oo caan ka ahaa dalka la sheegay in uu u geeriyooday caabuqa karona virus
sheekh nuur baaruud gurxan ayaa waxa lasheegay in saacdiihii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanayay isbitaalka martini halkaasi oo ka mid goobaha ay dowladdu ay ugu talagashay in lagu tacaalo dadka uu soo rito cudurka covid19.
sheekh nuur baaruud ayaa waxa si aad ah looga bartay in raadiyaha iyo talafeshinka qaran in uu ka aqrin jiray wacdiga gaar ahaan tafsiirka qur,aanka kariim ka ah
sidookele waxa sheekh nuur lagu xasuustaan in uu ahaa midinta badan ka hadla siyaasada dalka isagoo dadka wacdinya
waxaana sheekhu uu ahaa gudoomiye ku xigeenka majmaca culumada soomaaliyeed
alaha u naxariisteen sheekh nuur baaruud gurxan ayaa waxa la filyaa in maanta lagu aaso qabuuro kuyaala gudaha magaalada caasimada ah muqdisho
madaxda dowladda, siyaasiyiin iyo culumo badan oo soomaaliyeed ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid marxuunka.

