Bananbaxayo Lagu Taageeriyo Dowladda Oo Ka Socda Gobolka Gedo

0

wararka ka imaanaya deegaanada gobolka gedo ayaa waxa ay kusoo waramayaan in maanta halkaasi ay kasocnayaan banan baxayo lagu taageerayo madaxweynaha jamhuuriyada faderaalka Soomaliya

banan baxayadaan oo ah kuwa waaweyn ayaa waxa la sheegay in looga soo horjeeday madaxweynaha jubbaland islamrkaasna lagu taageerayay madaxweyne farmaajo

dad aad u farabadan ayaa iskugu soo baxay degmooyinka kala ah belad xaawo ,garbaharey ceel waaq dowlow luuq iyo bardheere

waxaana dadkani ay sheegeen in aysan aqbaleyn nin xukunka madaxweynaha jubbaland axmed maxamed islaam madoobe kaasi oo dowladda ka dalbaday in ay ku wareejiso gobolka gedo maamulkiisa

warar ka ayaa waxa ay intaasi ku darauyyaan in bananbaxyadaani ay ahaayeen kuwa nabadeed oo aan rabshada wadanin

dadka banan baxa dhigayay ayaa waxa ay wateen boorar ay ku xardhanyihiin sawirada madaxweynaha iyo erayo lagu taageeriyo mamaulkiisa

banan baxayadaan waxa la sheegay in ay ka qeyb qaateen maamulka gobolka gedo islamrkaasna ay dadweynaha ku hadlayeen goobo laiskugu soobaxay

banan baxani maanta kasocda gobolka gedo ayaa waxa uu kusoo aadaya xili xalay shirkii kusoo dhamaaday magaalada dhuusamreeb dowladdu ay ku diiday dalab kaga yimid  dhanka hogaamiyaha jubbaland taasi oo ku aadan in lagu  wareejiyo arinta gobolka gedo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here