Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Uga Soo Ambabaxay dhuusameeb iyo wariyaal loo diiday xunta golaha shacabka

0

Madaxweynaha jamhuuriyada faderaalka soomaaliya mudane maxamed cabdulahi farmaajo oo malmihii dambe ku sugnaa magalaada dhuusamreeb ayaa waxa uu maanta dib u soo laabanaya magaalada caasimada ah ee muqdisho

waxaana la filaya ain goor dhow uu hortago xildhibaanada golaha shacab ah ee barlamaanka jamhuuriyada faderaalka soomaliya kuwaas oo uu sheegay in uu kala hadli doono xaalada guud ee dalka gaar ahaana arimaha doorashooyinka

warar hoose oo ay idaacada simba helayso ayaa waxa ay sheegayaan in maanta lafilayo in muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha jamhuuriyada faderaal soomalaiya oo waqtigiisu dhamaaday

goordhaweyd warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in wariyaal doonayay in ay galaan gudaha xarunta barlamaanka islamarkaasna ay soo tabiyaan hadal jeedinta madaxwewynaha loo diiday in ay galaan xarunta xidhibanaada golaha shacbka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here