Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Qeyb Galaya Shirka Bari ka Furmaya Dhuusa-mareeb

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi kaariye (Qoorqoor) inuu maalint berri imaan doonaan Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaan kamid aheyn xubnaha lagu martiqaaday Shirka Magaaladda Dhuusa-mareeb,inkastoo arrimaha shirka loogu hadlaayo ay kamid yihiin arrimaha Golaha woqooyi ee Maamulka Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here