Guddiga KMG ah Rugta Ganacsiga Oo Wargalin Soo Saaray

0

war qad qoraal ah oo kasoo baxday Guddiga kumeel gaar ka ah ee rugta ganacsiga soomaaliyeed oo dhawaan magacaabay wasiirka ganacsiga soomaaliya ayaa waxa lagu in guddigu uu shaqadiisa guda gali doono islamrkaasna ay sheegeen in maamul cusub ay sameeysanayaan

guddiga oo shir jiraa’id qabsaday ayaa  waxaa war galin mihiim ah loogu diray  dhamaan ganacsatada soomaaliyeed

Halkaan Hoose Ka Akhriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here