war qad qoraal ah oo kasoo baxday Guddiga kumeel gaar ka ah ee rugta ganacsiga soomaaliyeed oo dhawaan magacaabay wasiirka ganacsiga soomaaliya ayaa waxa lagu in guddigu uu shaqadiisa guda gali doono islamrkaasna ay sheegeen in maamul cusub ay sameeysanayaan
guddiga oo shir jiraa’id qabsaday ayaa waxaa war galin mihiim ah loogu diray dhamaan ganacsatada soomaaliyeed
Halkaan Hoose Ka Akhriso


