Ra’iisul wasaare Rooble Oo Musharaxiinta Usheegay In Uu Kala Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka

0

Raiisul Wasaaraha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulamo kala duwan la qaatay  Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya iyo qeybaha bulshada ayaan waxa uu kala hadlay arimobadan oo ku saabsan qabashada doorasho si nabad ah ku dhacda.

Raiisul wasaare Rooble ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka uu ka la hadlay arimo ku saabsan halka ay marayaan doorashooyinka dalka

waxaana uu tilmaamay in uu kaga  warbixiyay arimaha doorashooyinka iyo shaqooyinka socda halka ay marayaan

Sidookale raiisul wasaaraha ayaa sheegay in xubnaha beesha caalamka iyo qeybaha kala bulshada uu kala hadlay siidii loo dardar galin laha arimaha doorashooyinka islamarkaasna loo hadli lahaa  dadka cabashada ka qaba doorashada

Raiisul wasaare rooble ayaa waxa uu ku  baaqay in xasilloonida la wada dhowrno islmarkaasna uu dhankiisa diyaar u yahay inuu uu  la fariisto cid kasta oo cabasho ka qabta arrinta doorashada

Raiisul wasaare maxamed xuseen rooble ayaa waxa uu waday kulamo iyo safaro ku saabsan doorashada dalka ka dhaceysa taasi oo cabasho badan laga muujinayo

waxaana uu raaisul wasaaruhu wacad kumaray in ay xalin doonan ciskata oo cabasho ka qabta doorashooyinka dalka walow ay jirto in kulamo uu raiisul wasaaruhu la qaatay qaar ka mid ah dowlad gobooledyada uusan kasoo bixin wax miro dhal ah islamarkaasna ay fashil kusoo dhamaadeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here