Raiisul Wasaaraha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulamo kala duwan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya iyo qeybaha bulshada ayaan waxa uu kala hadlay arimobadan oo ku saabsan qabashada doorasho si nabad ah ku dhacda.
Raiisul wasaare Rooble ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka uu ka la hadlay arimo ku saabsan halka ay marayaan doorashooyinka dalka
waxaana uu tilmaamay in uu kaga warbixiyay arimaha doorashooyinka iyo shaqooyinka socda halka ay marayaan
Sidookale raiisul wasaaraha ayaa sheegay in xubnaha beesha caalamka iyo qeybaha kala bulshada uu kala hadlay siidii loo dardar galin laha arimaha doorashooyinka islamarkaasna loo hadli lahaa dadka cabashada ka qaba doorashada
Raiisul wasaare rooble ayaa waxa uu ku baaqay in xasilloonida la wada dhowrno islmarkaasna uu dhankiisa diyaar u yahay inuu uu la fariisto cid kasta oo cabasho ka qabta arrinta doorashada
Raiisul wasaare maxamed xuseen rooble ayaa waxa uu waday kulamo iyo safaro ku saabsan doorashada dalka ka dhaceysa taasi oo cabasho badan laga muujinayo
waxaana uu raaisul wasaaruhu wacad kumaray in ay xalin doonan ciskata oo cabasho ka qabta doorashooyinka dalka walow ay jirto in kulamo uu raiisul wasaaruhu la qaatay qaar ka mid ah dowlad gobooledyada uusan kasoo bixin wax miro dhal ah islamarkaasna ay fashil kusoo dhamaadeen.

