Golaha Shacabka Oo Maanta Yeelanaya Kulan Looga hadlayo Arrimo Muhiim Ah

0

Waxa manta oo Isniin ahTariikhduna ay ku beegantahay  28 December kulan xasaasi ah yeelanaya xidhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyada faderaalka soomaaliaya

Kulanka maanta ee xildhibaanada ayaa waxa lagu wada in uu ka dhaco xarunta villa hargeysa oo xarun kumeel gaara u ah xildhibaanada golaha shacabka

Agendaha kulanka xidhibaanada golaha shacabka maanta waxa uu yahay Akhrinta  2aad Qoondada Miisaaniyadda 2021

Waxaa Xildhibaanadu ay dood adag ka yeelan doonan sharcigaan oo ah mid muhiim ah oo la doonayo in xildhibaanadu ay meel mariyaan

Iyadoona kulan maanta ay yeelanayaan xidhibaanada golaha shacabka barlamaanka soomaaliaya uu kusoo aadaya xili shalay uu dhmaaday waqtiga xildhibaanada golaha shacabka oo ku ekaa 27-12-2020

Waxaana jirta dhaliilo badan iyo amaan loo jeediyay xildhibaanada golaha shacabka kuwaas oo dhameystay muddadoodii afarta sano aheyd

Xildhibaanada ayaa kuraasta kusii fadhindoona tan iyo inta laga soo magacaabayo ismarkaasna laga soo dhaarinayo xildhibaano cusub si firaaq dastuuri ah uusan u imaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here