Dib Udhac An La Filayn Oo ku Yimid Jadwalka Doorashada Dalka Ka Dhaceysa

0

Dib udhac ayaa waxa uu ku yimid jawalkii doorashada ee ay ku heshiiyeen dowlada faderaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah

Waxaana uu qorshuhu ahaa in sida ay tahay loo dhaqan galiyo nidaamka jawalka doorashada dalka ka dhaceysa 2020/2021 iyadoona hada durba uu dib u dhac ku yimid waqtiayada la qorsheeyay

10 -20 bisha octoobar  ee ina dhaaftay ayaa waxa warqada lagu heshiiyay ku cadeyd in lasoo magacaabo gudigga doorashooyinka dalka balse aan ilaa iyo aan waxba lasoo magacaabin oo waqtigaasi la qorsheeyay uu ku yimid dib udhac islamarkasna aan lagu qaban shaqooyinkii loogu talagalay

Sidookale waxa uu qorshuhu yahay in kowda bisha inoo bilabatay ila iyo 10ka biska kale December lasoo doorto senetarada golaha aqalka sare islamarkaasna ay xigi doonto  10ka ilaa 27 december in losoo doorto xidhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyada faderaalka Somalia

Si rasmi ah ilaa iyo hada looma oga waxa keennay dib udhac ku yimid jawalka ama nidaamanka lagu heshiiyay  ee doorashooyinka dalka

Waxaana laga dhursugaya oo ishalagu heyndoona waxa xigi doona In doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu talagalay ama in uu gabi ahaanba in dib udhac uu ku iyimaado

Waxaa xusid mudan in qaar ka mid ah siyasiyiinta dalka ay walaac xoogan ka muujiyeen dib udhac ku yimid soo magacaabiada guddiga doorashooyinka dalka iyagoona dowladda ugu baaqay in lailaaliyo jawalka lagu heshiiyay ee doorashada dalka ka dhaceysa 2020/202

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here