Puntland Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaray Dilal Ka Dhacay Gobolka bari

0

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland wuxuu toddobaadkii ugu dambeeyay isha ku hayay dilka gabadh maydkeedka laga helay xaafad ka mid ah Bosaso iyo kaaliye ka tirsanaa maxkmadaha ciidanka oo lagu dilay Garowe falalkaas oo baaristoodu weli socoto iyo cabashada ku aadan xarigga muwaadinad ku sugan Dangoroyo, Shukri Axmed Maxamed oo kiiskeedu soo gaaray xafiiska.

Halkaan Hoose Ka Aqriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here