Hay´adda NISA Oo Shaaca Ka qaday in ay gacanta Ku Dhigtay Waxyaabo Kiimikooyin Ah Oo loo waday Al-shabaab

0

Hay´adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ee NISA ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay qabteen maadooyin kala sameeyo waxybaha qarxa oo loo waday dhanka alshabaab

Hay,ada Nisa ayaa tilmaantay in waxyaabahan ay qabteen ay ahaayeen halis islamarkaasna ladoonayay in loogudbiyo dagaalamyaasha alshabaab kuwwasi oo ka seynaya qaraxyo gaar ahaana qaraxyada ka dhaca muqdisho

Sidookale Hay´adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeenn dadkii maadooyinkaasi  qaraxaya laga sameeyo dalka soo galinayay

War Qoralka kooban ah oo lagu daabacay barta Twitterka ee Hay´adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ee NISA ayaa waxa ay ku sheegtay in gacanta lagu dhigay 79,Tan oo maadada (Sulfuric Acid) ah & Shakhsiyaadkii dalka soo galiyey, una gudbinayey dagaalamyaasha  Alshabaab.

Waxaana ayaa sheegtay hay’adu in dadkaasi  wajihi doonaan Sharciga.

Qoraalka ayaana lagu sheegay in Baaritaanka Maadadan ay ka wada shaqaynaya NISA & Hey’adaha ay iska kaashadaan  waxa ay ugu yeeraan ladagaalanka Aragagixisada

Hay´adda  NISA Macadeyn Halka ay ku qabteen kiimikooyinkaasi ay sheegeen in loo waday alshabaab

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here