raiisul wasaare Rooble oo kulamo xasaasi ah ka Wada Madaxtooyada Somalia

0

Saacadiihi lasoo dhaafay madaxtooyada villa Somalia waxa kasoconayay kulamao goono gooni ah oo ay wada qaadanayaan madaxda ugu sareysa dalka

Waxaana la sheegay in kulamadaan ay madaxdu uga hadlayaan ku dhawaaqista golaha xukuumada cusub ee raiisul wasaare rooble

Madaxweynaha Jamhuuriyada faderaalka Somalia maxmed cabdulahi farmaajo iyo gudoomiyaha golaha shacabka maxamed mursal sheikh cabdiraxaan  iyo raiisul wasaaraha cusub ee dalka maxamed xuseen rooble ayaa waxa la sheegay in sacadiihii ugu dambeeyay kulamo aan loo kala kicin ay ku yeesheen gudaha madaxtooyada villa Somalia

Waxaana wararku ay sheegayaan in ay kawada hadlayeen ku dhawaaqista xukuumda cusub oo uu soo dhisayo raiisul wasaare rooble oo lagu wado in saacadaha soo aadan in uu ku dhawaaqo

Saxmad farabadan iyo Dhaqdhaaqyo badan oo ku aadan ku dhawaaqis xukumada cusub ayaana maanata lagu daeemayaa madaxtooyada villa Somalia ee dalka looga arimiyo

Raiisul wasaaraha cusub ee dalka ayaa la filayaan in gordhaw uu ku dhawaaqo golahiisa cusub xukumadiisa iyadoona muddoyinkii dambe uu kulamo looga arinsanayo uu la qaatay madaxda kala duwan ee dalka

Wararka ayaa maanta ubadinaya in lagu dhawaaqo xukuumaga uu soo dhisayo raiisul wasaare rooble maadaama waqtiga u harsan uu yaryahay islamarkaasna ay horyaalaan shaqooyin badan oo adag

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here