Xildhibaan Cabdikariin Cali  Oo ka tirsan golaha wakiidala somalialnd oo maanta geeriyooday

0

 

Xidhibaan Cabdikariin Aw Cali shabeel  oo ka tirsanaa xidhbaanada barlamnka Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaalada hargeysa  caasimada maamulka Somaliland

Alaha unaxariistee Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali   ayaa waxa la sheegay in sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay uu xanuunsanayay magaalada hargeysa  ugu dambeyna maanta uu geeriyooday

Masuuliyiin ka tirsan maxda maamulka Somaliland oo uu ugu horeyo madaxweynaha mamulka somalialnd musa biixi cabdi xidhibaano iyo wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa ka tacsiyadeeyay geeridada ku timid xildhbaanka

Xidhibaan Axmed diiye  nacnac oo ka mid xidhibaanada barlamanka maamulka somalialand ayaa sheegay in  eheladii iyo qaraabada marxuunka in uu ka tacsiyadeynayo geerida naxdinta leh eek u timid xidhibaanka

Waxaana uu sheegay in xidhaabanka lagu xasuusan doono waxyaabiihii tariiqiga ahaa ee uu soo qabtay gaar ahaa xukuumadiihi kala duwnaa somalialnd oo uu lasoo shaqeyay

isagoo tilmaamay in xidhibaanku uu ahaa mid iska gaagaaban

Xidhibaan nacnac ayaa dhankale sheegay in xidhibaanka  xanuun uu kusoo booday Awgii  uu ugeeriyooday

 

Maanta ayaa magaalada hargeysa caasimada somalialand ayaa lagu aasaya alaha unaxariistee Cabdikariin Aw Cali shabeel  oo ka mid ahaa golaha wakiilaa somlailand islamarkaasna maanta geeriyooday

Waxaana duugtiisa la flayaa in ay ka qeyb galaan masuuliyiin k tirsan maamulka somaliland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here