Qasaaro Ka Dhashay Weeraro Culus Oo Ka Dhacay Gobolka hiiran

0

Warka kasoo baxay dagaalamayaasha alshabaab ayaa lagu in iskahor imad xoogan uu ciidamo ka tirsan dowldda iyo alshabaab ku dhexmaray qeybo ka mid gobolka hiiran

Waxaana waraka soobaxay alshabaab ay ku sheegeen in weerarkaasi ay ku dileen askar ka tirsan dowladda kuwa kalana ay gacanata ku dhigeen.

Sidookale Wararka alshabaab ay ku baahiyan barahooda interneedka ayaa waxa ay sheegeen in deegaanaka boocane ee hoostga degmada halgan ay ku dileen askari magaciisa ay ku shegeen  Cabdi Wali Cumar Cabdi oo alshabaab ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen

Alshabaab ayaa sheegay in weerar xoogan oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaal ka tirsan alshabaab ku dhexmaray xalay magaalada baladweyne ay ku dhaweceen  ilaa iyo 6 askari oo ka tirsana ciidamada dowladda

Maamulka hirshabeele iyo kan  gobolka hiiran wali kama hadlin weerarkan la sheegay in uu ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka hiiran islamarkaasna alshabab ay sheegen in ay ku dileen askar ka tirsan ciidamada dowladda

Inta badan deegaanada dhaca gobolka hiiran waxaa ka dhaca daagaalo udhexeya dagaalamayasha alshabaab iyo ciidamada dowladda iyadoona labada dhinac ay guulo kala sheegtaan weeraradaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here