Weerar Madaafiic Ah Oo Ka Dhacay Qeybo ka mid ah Gobolka Bay

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo la sheegay in uu dhacay degmo ka tirsan gobolka bay

Weerarkaan ayaa waxa la sheegay in uu yimid kadib markii dagaalamayaal katirsan alshabab ay weerar xoogan oo madaafic ah ay ku qaadeen fariisimo  ciidamada itoobiya ay ku lahaayeen degmada qan sax dheere ee gobolka bay

Wararka ayaa intaasi ku daraya in weerarka alshabab ay ku qaadeen kadib ay ciidamada itoobiya iyo guna ay ku jawaab been madaafic kale

Waxaana la sheegay in weerarkaan uu ka dhashay qasaare kala duwan balse aan wali sidhab ah look ala xaqiiijin Karin

Dadka deegaanka eek u sugan qansaxdheere ayaa waxa inoo sheegen in ay maqlayeen jugta madaafiic ay isku adeegsanayen labada dhinac  cabsi xoogana ay soo foodsaartay

Majirto wax war ah oo kasoobaxay mamaulka koonfur galbeed oo looga hadalyo weeraka madaafiicada ah ee ka dhacay degmada qasaxdheere ee gobolka bay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here