Al Shabaab ayaa Shaaca ka qaady in iyagu ay ka dambeeyeen dil habeen ka hor waqooyiga magaalada galkacyo loogu geeystay wiil dhalinyaro oo can ka ahaa magalaada galkacyo
Wiilkan dhaliyarda ah ayaa dilkiisa waxa uu ka dhacay masaajid ku yaal xaafada israac ee magaalada gaalkacyo iyadoona la sheegay in wiilkan uu ahaa mooto bajaaj le si aad ah looga yaqaan magaalada gaalkacyo
Mar xuunkaan la dilay ayaa waxaa lagu magaacabijiray saciid jaamac maxamed maradoona waxa dilkiisa dhabarka uritay dagaalamayashabaal
Al-shabaab ayaa sababta dilka wiilkan dhaliyadara ah ku sheegay in uu ahaa sirdoon ka tirsana dowlad goboleedka putland
Waxaana alshabaab ay ku eedeeyeen saciid maradoona in uu qeyb weyn ka qaatay howlada raaf sida ay hadalka udhigeen
Alshabaab ayaa inta badan sheegta dilalka loo geeysto masuuliyiinta iyo ciidamada Dowladda kuwwas oo ay dagaal kula jiran

