Warka kasoo baxay dagaalamayaasha alshabaab ayaa lagu in iskahor imad xoogan uu ciidamo ka tirsan dowldda iyo alshabaab ku dhexmaray qeybo ka mid gobolka hiiran
Waxaana waraka soobaxay alshabaab ay ku sheegeen in weerarkaasi ay ku dileen askar ka tirsan dowladda kuwa kalana ay gacanata ku dhigeen.
Sidookale Wararka alshabaab ay ku baahiyan barahooda interneedka ayaa waxa ay sheegeen in deegaanaka boocane ee hoostga degmada halgan ay ku dileen askari magaciisa ay ku shegeen Cabdi Wali Cumar Cabdi oo alshabaab ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen
Alshabaab ayaa sheegay in weerar xoogan oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaal ka tirsan alshabaab ku dhexmaray xalay magaalada baladweyne ay ku dhaweceen ilaa iyo 6 askari oo ka tirsana ciidamada dowladda
Maamulka hirshabeele iyo kan gobolka hiiran wali kama hadlin weerarkan la sheegay in uu ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka hiiran islamarkaasna alshabab ay sheegen in ay ku dileen askar ka tirsan ciidamada dowladda
Inta badan deegaanada dhaca gobolka hiiran waxaa ka dhaca daagaalo udhexeya dagaalamayasha alshabaab iyo ciidamada dowladda iyadoona labada dhinac ay guulo kala sheegtaan weeraradaasi

