Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Qaraxa Ka Dhacay Muqdisho

0

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxii galabta ka dhacay Magaaladda Muqdisho,waxayna eedeen u jeedisay Al-shavaab

“Dowladda Somaliya waxa ay si adag u cambaarayneysaa ficilka AAlshabaab ee Galabta ay ku bartilmaamedsadeen dad shacab ah oo ku nasanayay Maqaayadda Blue Sky Dagmada Boondheere ee Gobalka Banaadir, waxay sidoo kale u tacsiyeyneysaa Ehelada dadkii ku dhintay qaraxaasi.

Qaraxa waxaa ku nafwaayay 3 Qof halka 7 kalana ay ku dhaawacmeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here