Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxii galabta ka dhacay Magaaladda Muqdisho,waxayna eedeen u jeedisay Al-shavaab
“Dowladda Somaliya waxa ay si adag u cambaarayneysaa ficilka AAlshabaab ee Galabta ay ku bartilmaamedsadeen dad shacab ah oo ku nasanayay Maqaayadda Blue Sky Dagmada Boondheere ee Gobalka Banaadir, waxay sidoo kale u tacsiyeyneysaa Ehelada dadkii ku dhintay qaraxaasi.
Qaraxa waxaa ku nafwaayay 3 Qof halka 7 kalana ay ku dhaawacmeen.


