War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Magaaladda Dhusamareeb

0

War murtiyeedka laga soo saaray Shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ku saxiixan yihiin Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Koofur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku saabsan hannaanka doorashada 2020/2021.

Waxaa lagu heshiiyay in doorashadda ay noqoto Doorasho Dadban oo Deegaan Doorasho ah.

Shirka waxaa ka maqnaa Madaxweynayaasha Maamuladda Puntland iyo Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here