Cabdi Xaashi:-“Madaxweynaha miyuusan ogeyn in uu madax ka yahay dal qaatay lama atam”,!

0

Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Isagoo maanta ka hadlayay kulankii Golaha aqalka Sare ayuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku xadgudbay dastuurka dalka,kadib markii uu shalay khudbad u jeediyay Golaha shacabka.

“Madaxweynaha miyuusan ogeyn in uu madax ka yahay dal qaatay lama atam oo leh laba baarlamaan,waxaana ugu baaqayaa in uu akhriyo dastuurka dalka si uu u ogaado qodobada ku xusan awoodaha Baarlamaanka labada Aqal ayuu yiri” Guddoomiye Cabdi Xaashi.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here