Drs Xaawa Cabdi oo Magaaladda Muqdisho Ku Geeriyootay

0

Ala ha u Naxariistee waxaa xalay magaaladda Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawa Cabdi oo kamid aheyd dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Xanuun kusoo booday xalay saqdii dhexe ayay saakay u geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qoyskeeda.

Ala Ha U Naxariistee Dr Xaawo Cabdi Waxa ay aheyd Drs caan ah oo Somalida ay wada garanayaan, islamarkaana Isbitaal ku laheyd wadada isku xirta Muqdisho & Afgooye, inkastoo sanadahan dambe Isbitaalkeedii loo soo raray Muqdisho oo ay ku shaqeynaysay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here