Lafta Gareen oo Muqdisho Kula Kulmay Madax Ka Socota Hay’addaha Turky-ga+Sawirro

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Hoyga uu ka Deganyahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Mas’uliyiin ka socday Labbada hay’adood ee Bisha-cas Turkey iyo Diyanet.

Madaxweynaha iyo madaxda Hay’adaha uu la kulmay waxay kawada hadleen Fatahaadda Degmadda Afgooye ee Wabiga Shabeelle iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan halkaas.

Dhanka kale Labbada hay’adood ee Bisha-cas Turkey iyo Diyanet ayaa Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle waxa ay u balanqaadeen in ay garab istaagi doonaan dadka uu saameeyay Fataahadda Wabiga Shabeele.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here