Madasha Xisbiyada oo Kasoo horjeysatay tallaabooyin ay qaadeen Xukuumadda Xilka Sii Haysa

0

Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi Siyaasadeed oo ay hoggaanka u yihiin Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif & Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ay kasoo horjeesteen tallaabooyinkii ugu dambeeyay oo ay qaadeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ee xilka siihaya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here