Madaxweynaha Galmudug oo Ka Tacsiyeeyay Geeridda Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf

0

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaah Ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti).

-Waxaan Tasci Tiiraanyo leh udirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaah ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti) oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Moqdisho,

Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Xildhibanada Baarlamaanka 2aad ee Galmudug.

Waxaan Allaah uga baryeynaa in uu Janadiisa Fardowso ka waraabiyo

Samir iyo iimana Allaah Hanaga wada siiyo Dhamaan Ehelada, Asxaabta, shacabka Iyo Xildhibanada iyo Dowlada Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here