Wararka Xisbiga Wadajir oo Soo Dhoweeyey War-murtiyeedkii Shirkii Dhuusa-mareeb By Radio Simba - Temmuz 23, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xisbiga Wadajir oo soo dhoweeyey natiijada wejiga labaad ee shirka Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada. Xisbigu wuxuu ku baaqayaa in loo wada duubto ka mira dhalinta wejiga sedexaad ee shirka Dhuusmareeb.