Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda+Dhageyso

0

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleeyadda ay isku khilaafeen Dhimaha Guddiga Wasiiradda isku dhafka ah kuwaasi oo ka shaqeynaya diyaarinta Doorashadda dalka ka dhacaysa.

Ilo lagu kalsoonan karo oo la hadlay idaacadda Simba ayaa ku waramaya in labadda dhinac ay isku khilaafeen arrimaha magacaabista Guddiga wasiiradda.

Waxaa socda dadaalo ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka soo kala dhexgalay Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleeyadda oo ku shirsanaa maalmihii dambe Magaaladda Dhuusa-mareeb,islamarkaana xalay uu usoo dhaamaday wajigii Labaad ee shirkooda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here