Diyaarad Ku Bur-burtay Magaalada Baladweyne

0

Faahino  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad goordhaweyd ku bur-burtay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Diyaaradda ayaa sida la sheegay kasoo bixitintay dalka Jabuuti waxaana sida la sheegay laga badbaadiyay dadkii saarnaa, taliyaha ciidamada Jabuuti ee gobolka Hiiraan Korneyl Cabdillahi Muuse oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lasoo badbaadiyay dadkii saarnaa diyaaaradda.

Wali lama sheegin sababaha ka danbeeyay in ay bur-burto diyaaradda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here