Mahrez  oo loo Magacaabay Ciyaarayahanka Sanadka ee dalka Algeria

0

Weeraryahanka kooxda Leicester City Riyad Mahrez ayaa loo magacaabay xidiga sanadka ee dalka Algeria isagoona ku garaacay weeraryahanka kooxda Porto Yacine Brahimi,

Wariyaasha dalka Algeria iyo xiriika dalka Algeria ayaa tartan galiyay xidigo badan oo kasoo jeeda dalka Algeria kuwaasi oo ka xamaashta Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub,

Tartanka waxaa ugu dambeyn ku guuleystay weeraryahanka kooxda Leicester City Riyad Mahrez  oo xili ciyaaredkaan kooxdiisa u dhaliyay 13-goal kadib markii uu kasoo muuqday 22-kulan waxaana dheeri u ah 13-goal u caawiyay, dhamaan Tartamada oo dhan,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here