Madaxda Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa waxa ay ku balameen inay shir gaar ah ku yeeshaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.
Warmurtiyeed ka soo baxay wada hadalkaasi ayaa waxa ay ku sheegeen in 9ka Bishan Magaalada Dhuusamareeb uu ka dhici doono wada hadal dhexmara Madaxda dowlad Goboledyada oo looga tashan doono arrimaha Masiiriga oo doorashada ay ugu horeyso.


