Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday Laanta ilaalada Canshuuraha oo ku taala gudaha Dekadda Magaaladda muqdisho.
Ilaa haatan lama oga nooca qaraxa ka dhacay Laanta ilaalada Canshuuraha oo ku taala gudaha Dekadda Magaaladda muqdisho.
Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

