Puntland oo Warkasoo saartay Matalaadda Gobalka Baandir Dhawaan Loo Ansixiyay

0

Golaha Wakiilada Puntland aya war wasoo saaray Matalada Gabalka Banadir, sidoo kale waxaa ay si cad kaga horyimaadeen shir la rabay in dhawaan uu dhexmaro madaxda maamul Goabaleedyada iyo Dowladda dhexe, sidoo kale waxaa ay shaeci darro ku tilmaameen matalaadda dhawaan lasiiyay Gobalka Banaadir.

hoos ka aqriso qodobada ay soo saareen 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here