Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta hortagtay golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yarey), ayaa sheegtay in doorashada 13 bilood ay ku qabsoomayso sababo la xariira howlaha oo wali wax ka dhimanyihiin.
Halkaan Hoose ka Akhriso Hadal jeedinta Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka













