Amb. Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo Muqdisho Ku Geeriyooday

0

Amb. Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo ahaa safiir hore kana tirsanaa wasaradda arrimaha dibadda xukuumadda Federalka Soomaliya ayaa saaka ku geeriyooday magalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladiisa iyo dowladda federalka Soomaliya.

Amb. Ciise Dheere ayaa horey mar u soo noqday Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Ciraaq dowladdii hore ee Kacaanka, waxaa u ahaa diblomaasi Arrimaha carabta aad uga xeel dheer oo Madaxdii hore ee dalka kala talin jiray Arrimaha Carabta.

Marxuumka ayaa maal-mihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha magaalada muqdisho, waxaana ugu danbeyntii uu ku geeriyooday isla magaaladan muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here