Caabuqa-Carona Virus oo Kusii Fidiya Deegaanka Maamulka Somali-land

0

Wararka la xiriira caabuqa caroona   aynu ka heleeyno  deeganada mamulkaasi  somalialand ayaa sheegaya   in uu aad uga sii faafaya  iyadoona wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in maalmihii ugu danbeeyay la diiwaan galiyay kiisaskii cusub oo hor leh gudaha mamulka Somaliland.

Guddiga u qaabilsan  Xakameynta  cudurka  ayaa  sheegay in dadkii labaaray laga helay qaar kamid ah dadkii baritaanka lagu sameeyay islamarkaana lageeyay  Xarunta karantiilkana ee looga talagalay in lagu tacaalo dadka xanuuna qaba.

Dadka laga helay Xanuunka  ayaa waxa ay ku sugan yihiin hargeysa iyo gobalada ku teedsan  Somaliland.

Dadka laga helayay  cudurkan ayaa intooda badan waxa ay yihiin dad  da,ah iyadoona ay jiraan dad qaar o  u geeriyonaya xanuunkan   caroona dgudaha degaanada mamulkaasi

Wasaaradda cafimaadka ee Maamulkaas iyo  gudiga u qaabilsan baritaanada cudurkan ayaa  xaqiijyeen in kiis ee cusub  laga helay  guddiga  magaaladda Hargeysa walina ay socoto faafitaanka Cudurka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here