Wararka Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo Guddi Magacaabay By cabdi naasir - Haziran 7, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya ee Dalkeena 26 jun/1luulyo.