Cumar Filish oo Maanta Ka Hor Hadlay Kumannaan Shacab ah.

0

Duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa maanta ka hor hadlay Kumannaan shacab bannaanbaxayaal ah kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyaha Gobalkani Banaadir uu sheegay in shacabka muqdisho ay xaq u leeyihiin in ay muujiyaan dareenkooda ku addan xuquuqda ka maqan.

inta badan waxaa muqdisho ka socda Bannaanbax lagu taageerayo hadalkii dhawaan kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here