Xisbiyadda oo Cambeereeyay Xadgudubka Ciidamadda Ethopia ee aan ka tirsaneyn AMISOM

0

War-murtiyeed ay ku mideysan yihiin Madasha Xisbiyada Qaran, Xisbiga Wadajir, Isbabeysiga Xisbiyada Hiigsi iyo isbaheysiga isbeddel doonka 1-da luulyo ayaa lagu cambaareeyey xad gudubka ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn AMISOM ka geystaan gudaha Soomaaliya iyo wakiilka midowga Africa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here