Al-shabaab oo Ka Hadlay Hoobiyayaal Laga Maqlay Magaaladda Muqdisho

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda Weerar Hoobiyayaal ahaa oo caawa lagu Qaaday Xarunta Xalane ee magaaladda muqdisho.

War rasmi ah oo kasoo baxay Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarkan.

“Al-shabaab ayaa 7 madfac ku weeraray xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee AMISOM-ta soo duushay ku leeyihiin Soomaaliya waxaana jira khasaare  gaaray” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay Hoobiyayaasha Lagu Weeraray Xarunta Xalane ay dagan yihiin Ciidamadda AMISOM iyo ajaaniib kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here