Akhriso:-Madasha Xibsiyadda Qaran oo Qoraal u Diray Madaxda Dowladda

0

Madasha Xibsiyadda Qaran ayaa walaac ka muujisay Warbixin dhawaan la baahiyay oo lagu sheegay in uu xiriir ka dhaxeeyo Al-shabaab iyo Hay’adda Nabadd Sugidda ee Nisa.

Warqad ay Madasha Xisbiyada Qaran u direen Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu muujiyay walaac aad u weyn oo ku saabsan warbixino iyo xogo dhowaan la soo saaray ee ku saabsanaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Hey’adda NISA iyo Al-Shabaab.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here