Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Puntland.

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 39 ee 27da April, 2020, ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

 

Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga.

 

Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa, kartiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidannimo.

 

Wuxuu xeeriyey:

 

  1. Waxaa S/Guuto Cabdi Xasan Xuseen loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here