Akhriso:-Al-shabaab oo Soo Saaray Fariin Ku Socota Shacabka Soomaaliyeed

0

Hoggaanka Xarakada Al-shabaab ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka faa’iidaystaan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Kalimad uu jeediyay Sheekh Cali dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al-shabaab ayuu muslimiinta ku baraarujiyay ka faa’iidaysashada bishan fadliga iyo kheyrka badan.

Shiikh Cali dheere ayaa dhanka kale ka hadlay go’aanka Dowladda Soomaliya kasoo baxay ee ku aadan in la xiro goobaha cibaadda Sida Masaajidada,cabsi laga qabo Carona-virus.

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab ayaa ugu baaqay shacabka in ay guryahooda ku tukadaan Madaama la xakameyn waayay Cudurka Carona-virus.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here