DFS oo Sheegtay in Wariye Abuuja oo Shabaab ahaa,Uuna Wax Ka Ogaa Dilka Baxsaneey

0

Hay’adaha amniga ayaa gacanta ku haya wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo ku eedaysan inuu ka tirsanyahay Argagixisada Al-Shabaab.

Eedaysane Abuuja ayaa loo haystaa inuu qayb ka ahaa fal danbiyeed la xiriira dil loo gaystay Marxuumad Baxsaneey Booleey, dilkaas oo ka dhacay Degmada Boondheere taariikhdu markay ahayd 06/03/2019.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here