Al-shabaab oo Magaaladda Muqdisho Ku Dilay Baashi Max’med Xasan

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay magaaladda muqdisho loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada booliska dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dilka ayaa ka dhacay Degmadda kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacabi jirey Seddx Xidigle Baashi Max’med Xasan,sidoo kale waxa uu Fanaan.

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Dilka loo geystay Xidigle Baashi Max’med Xasan.

“Sedax Xidigle Baashi Max’med Xasan ayay rag hubaysan ku toogteen degmada Kaaraan ee bariga magaalada Muqdisho”, ayaa warka lagu yiri.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here